Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Axmed Madoobe si weyn ubaadigoobayaa in uu is afagarad la gaaro Dowlada Itoobiya
    Somalia

    Axmed Madoobe si weyn ubaadigoobayaa in uu is afagarad la gaaro Dowlada Itoobiya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 25, 2023No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ergo uu soo diray,ayaa Adis-ababa mudo ku sugnayd.

    Sidoo kale Imaaraadka,ayuu ka codsaday in ay dhex-dhexaadiyaan isaga iyo Dowlada Itoobiya.

    Waxaa jira shuruudo Itoobiyaanku usoo dhiibeen Imaaraadka oo ay ku xireen in uu fuliyo Axmed Madoobe,kuwaasoo kala ah..

    1.In Ciidamadooda jooga Kismaayo la Laba jibaaro.

    2.In Garoonka Diyaaradaha Kismaayo lagu wareejiyo.

    3.In Wasiirada JL laga siiyo Xubno muhiim ah.

    Dhanka Axmed Madoobe,waxuu codsaday dhawr arimood oo ay ka mid ahaayeen…

    1.In Itoobiyaanku hakiyaan weerarka Bu’aale.
    2.In imaanshaha Adis uu ku amaan galo.
    3.In heshiis rasmi ah dhexmaro isaga Itoobiya.

    Talyaha iyo Madaxa hawlgelinta Ciidanka Itoobiya mar ay kula kulmeen Siyaasiyiin reer JL ah xarunta W.Gaashaandhiga Itoobiya,waxay si aan gabasho lahayn ugu sheegeen in ay Axmed talaabo ka qaadayaan oo soo afjarayaan Siyaasadiisa.

    “Waa soo dhawaynay markaan awooda Itoobiya qabanay,waxaan tusnay Qalbi-dhagax oo uu naga codsaday,waxuu noo sheegay in uu Itoobiya la shaqaynayay ee uusan Tplf meel ugu xirnayn,waxayse ahayd beentiis oo Nayrobi markuu gaaray,ayuu bilaabay in uu yiraahdo Oromo Itoobiya ma xukumi karto si toos ahna TPLF ugu diro Lacag,isagoo marsiinaya Jabuti,hadana markaan TPLF heshiinay,waxuu ahaa Ninkii ugu horeeyay ee noosoo hanbalyeeya oo yiraahda,waad ka adkaateen Jamhadii xunta ahayd,waa Laba Wajiile khatar ku ah Amniga Bariga Afrika”Ayuu yiri Burhaanu.

    Sida muuqata Axmed waa soo laystay Kaararkii isbad-badalka ee uu kusoo mooday 12-kii sano lasoo dhaafay.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.