Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Baanka Aduunka oo ku goodiyay in uu joojinayo wada shaqaynta DFS
    Somalia

    Baanka Aduunka oo ku goodiyay in uu joojinayo wada shaqaynta DFS

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 1, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wada shaqayntii IMF,waa istaagtay,sababta ay u istaagtay,waa Afar sababood oo kala ah…..

    1. Lacagtii Dekeda iyo Garoonka Muqdisho kasoo xaroonaysay oo la dhexgalay oo in badan la lunsaday.
    2. Miisaaniyada gudaha uga soo xarootay DFS oo ahayd xiligii Maamulkii Farmaajo $27-Milyan,ayaa haatana ah $9-Milyan,waxaana la waydiiyay Wasiirka Maaliyada DFS…. ( Lacagtaas halkee ka baxday noo sharax,waana ka jawaabi waayay).
    3. Lacagtii Kabida ee DG loogu talagalay oo ay faragelisay DFS.
    4. Lacagta Dhulka kasoo xaroota Dhulka oo aan la hayn Xisaab celinteeda iyo halka lagu shubo.

    Haatan Baanka aduunku,wuxuu ku amray DFS Sadex Qodob oo deg-deg ah oo kala ah….

    1. In la fasaxo Lacagta Kabida ee $5-ta Milyan ah ee laga hayo JL.
    2. In Canshuurta kasoo xaroota Dekeda iyo Garoonka daahfurnaan laga sameeyo.
    3. In Lacagta Dhulka lagu Xisaab celinteeda la keeno.

    Baanka Aduunka,ayaa DFS uqabtay Bishan Oktoobar bilowgeeda in ay kasoo jawaabto Sadexdaas Qodob hadii kale Baanku hakin doono wada shaqaynta iyo sidoo kale Lacagta Kabida Sanadkan aan la bixinayn.

    W.M.DFS,waa dadaalayaa,waxaase wax la leh Xasan Shiikh oo aan waxba xeerinayn,wuxuuna ujoogaa Sacuudiga in uu kasoo baryo Lacag $50-Milyan ah oo ka dhiman Lacag la qorshaynayo Wadanka in loo soo sameeyo.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.