Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Baarlamaanka cusub Ee Puntland oo lagu dooran doono doorasho dadban
    Somalia

    Baarlamaanka cusub Ee Puntland oo lagu dooran doono doorasho dadban

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 17, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Baarlamaanka Puntland,waxuu go’aamin doonaa in Doorashada Baarlamaanka soo socda ee badali doona kan hada jooga lagu soo doorto doorasho dadban.

    Halkii Xildhibaan,waxaa dooran doonta 400 oo Ergay.

    Fikradan,waxaa isla qaatay Madaxweynaha,Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Gudiga doorashada,waxaana ansixin doona Baarlamaanka.

    Deni,waxuu go’aansaday in uusan isku dayin mudo kororsi markii uu arkay sida aysan PL uga gadmayn.

    Balse,waxuu rabaa in ugu yaraan uu wax kusoo kordhiyo hanaankii doorashada PL ee 20-kii sano udanbeeyay ay ku soo dhaqmaysay.

    Aragtidan Bulshadu way soo dhawaynaysaa oo waxay meesha ka saaraysaa Odoyaashii dhaqanka iyo Siyaasiyiintii ku daabnaa ee soo qoran jiray Xildhibaanada.

    Waxayse ku qurxoon tahay in hanaanka Beelaha loo badalo Deegaan..

    Tusaale”

    11-ka Xildhibaan ee Mudug ka yimaada meeshii Beel-beel loo dooran lahaa in 4400 oo Qof oo guud ahaan reer Mudug ah ay hal mar wada doortaan Xildhibaanada,iyadoo hadana loo xirayo Beel walba Xildhibaankeeda.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.