Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Baarlamaanka Fadaraalka Ee Dowlada Sharciyada lumisay oo kooram la’aan ufurmi waayay
    Somalia

    Baarlamaanka Fadaraalka Ee Dowlada Sharciyada lumisay oo kooram la’aan ufurmi waayay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 10, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kulankii Labaad ee Kalfahdiga Shanaad ee Baarlamaanka Fadaraalka Somaliya,ayaa maanta ubaaqday kooram la’aan.

    Gudoomiye Aadan Madoobe,ayaa xildhibaannada aan fadhiga ka soo qayb gelin u sheegay in arrintaasi ay ceeb ku tahay baarlamaanka,isagoo ugu digay in mar kale ay dhacdo.

    Fadhiga Maanta,waxaa qorshaysnaa in looga hadlo xeerar iyo sharciyo muhiim u ah Villa Somaliya.

    Baarlamaanka Fadaraalka,ayaa lagu tilmaamaa mid jeebka ugu jira Madaxtooyada Xamar oo aan lahayn wax aragti Qaran ah.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.