Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Baarlamaanka Fadaraalka waxaa looga fadhiyaa in ay dul istaagaan Sharciyaynta Hay’ada Nisa
    Somalia

    Baarlamaanka Fadaraalka waxaa looga fadhiyaa in ay dul istaagaan Sharciyaynta Hay’ada Nisa

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 14, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hay’ada Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka 53-sano oo ay jirtay ma ‘ahayn mid Sharci ku dhisan mana lahayn Xeerar qabta.

    Haatan hadii la rabo in la Sharciyeeyo waa in si sax ah loo dul istaagaa.

    1. Waa in Baarlamanku cadeeyo in ay tahay Hay’ad shacab ah (Civilian Agency)
    2. Shaqadeedu ku egtahay xog ururin (Intelligence Gathering)
    3. Hoos timaadda Wasaaradda Amniga.
    4. Ansixinteeda iyo Xil ka qaadista uu Golaha Wasiiradu Masuul ka yahay.
    5. Baarlamaanku ku leeyahay la xisaabtan joogto ah.
    6. Aan ka qeyb-gelin si dadban iyo si toos ah arrimaha siyaasadda Dalka.
    7. Hay’ad aan hubeysneyn aan lahayn xabsiyo u gaar ah.
    8. Ciddii Hay’addu eedeyso la hor geeyo Maxkamadaha Dalka.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.