Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Baarlamaanka Itoobiya oo maanta ka shiraya Colaada Soomaalida iyo Canfarta
    Somalia

    Baarlamaanka Itoobiya oo maanta ka shiraya Colaada Soomaalida iyo Canfarta

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 22, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ra’iisul wasaaraha Dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa maanta lagu wadaa inuu hortago  Baarlamaanka dalkaasi oo kulan ku yeelana magalada Adis abba.

    Abiy Axmed ayana  laguwadaa in uu baarlamaanka qodbad u jeediyo  isaga ooona kajawaabi doono su,allaha xildibanada

    Khudbada uu u jeedinayo Abiy ayaa la sheegay inuu uga hadli doono xaalada kacsan ee u dhaxeysa Qowmiyadaha Soomaalida Iyo Canfarta oo maalmihii dambe dagaal dad badan ay ku dhinteen dhex marayay, inkastoo maalmo ka hor la isku keenay masuuliyiinta kala hogaaminaysa  maamulada Qowmiyadaha  Canfarta Iyo Soomalida Itoobiya.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.