Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Baarlamaanka Puntland oo ansixiyay Ajandaha ay ku shaqeynayaan+VIDEO
    Somalia

    Baarlamaanka Puntland oo ansixiyay Ajandaha ay ku shaqeynayaan+VIDEO

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 28, 2019Updated:October 28, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xildhibaanada Golaha Wakiilada Dowladda Puntland ayaa maantay ansixiyey ajandaha rasmiga ah ee uu ku shaqayn doonaan inta uu furan yahay Kal-fadhiga 45-aad ee Baarlamaanku.

    Ajandaha ay ansixiyeen Xildhibaanada ayaa waxaa kamid ah qodobo xasaasi ah, sida

    1. Ansixinta Xeerarka gudiyada joogta Barlamaanka.
    2. Ansixinta miisaaniyad Dowladda Puntland.
    3. Anxisinta gudiga Doorashooyinka Puntland
    4. Go’aaminta Qorshaha istaraatiijiyadeed ee uu goluhu ku howlagelidoono 2020-2024.
    5. Xeerarka Xukuumada soo gudbiso iyo Heshiisyadii Xukuumadu gashay iyo kuwii ka horeeyay dabagalkooda.
    6. Xaaladda Amniga ,dhaqaalaha iyo siyaasadda dalka.
    7. Laxisaabtanka xukuumadda.
    8. Xaalufka deegaanka iyo jariifka badda.
    9 .Dhisida Maxakamadda Dastuuriga ah.
    10. Wadada isku xirta ceeldaahir iyo Ceerigaabo
    11. Dib u eegista Hay’adda Wadooyinka Puntland ee PHA.
    12. Shaqaalaha ajaanibta ah.
    13. Barnaamijka Dimuqaariyeynta.
    14 .xaalada Gobolada Maqan

    Xoghayaha Baarlamaanka Puntland Cabdirisaaq Xidig Warsame ayaa saxaafada uga warbixiyey ajandeyaasha ay ansixiyeen golaha wakiiladu.

    https://www.facebook.com/Kasmaalmedia/videos/412117306120300/


    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.