Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Baarlamaanka Puntland oo ansixiyay Miisaaniyadda Dowladda ee 9 Bilood(Daawo)
    Somalia

    Baarlamaanka Puntland oo ansixiyay Miisaaniyadda Dowladda ee 9 Bilood(Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 31, 2019Updated:March 31, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    GAROOWE (IDIL NEWS)-Xildhibaanada Golaha Wakiilada Dowladda Puntland, ayaa maanta Meel-mariyay Miisaaniyadda Dowladda ee sagaalka bilood eek a haray sanadka 2019-ka, taas oo maalmihii lasoo dhaafay ay dood adag ka lahaayeen.

    Kulanka Golaha Wakiilada Dowladda Puntland ayaa saaka waxaa soo xaadiray 40 Mudane, Iyadoona Cod gacan tag ah geliyay Miisaaniyadda Dowladda oo ay dhowaan u gudbisay Wasaaradda Maaliyadda, Iyadoona 38 Xildhibaan ay ogalaatay 1 Xildhibaan ayaa diiday, halka Mudane kalena uu ka aamusay.

    Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Dowladda Puntland C/xakiin Maxamed Axmed Dhoobo-daareed, oo kulanka Shir guddoominayay ayaa ku dhawaaqay in Natiijadada Codeynta, isagoona sheegay inay Baarlamaanku meel-mariyeen Miisaaniyadda Dowladda ee Wasaaradda Maaliyaddu u soo gudbisay bilowgii Todobaadkii Hore, taas oo dhan $54,000,450 (konton iyo afar malyan, afar boqol iyo konton) dollar. .

    Xildhibaanada ayaa shalay suโ€™aalo weydiiyay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xasan Shire Abgaal, waxaana xusid mudan in qaar kamid ah Xildhibaanada ay sheegeen in aan la aqbali Karin Miisaaniyadda Dowladda iyo Qoondada laga siiyay qaar kamid ah Wasaaradaha Dowladda, iyagoona dalbaday in wax ka bedel lagu sameeyo, wallow maanta ay Meel-mariyeen,hoos ka daawo muuqaalka.

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://youtu.be/H8p8eC45-6E

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.