Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Baarlamaanka Puntland oo codka kalsoonida u qaadaya Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka
    Somalia

    Baarlamaanka Puntland oo codka kalsoonida u qaadaya Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 16, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xildhibaanada Golaha Wakiilada Dowladda Puntland ayaa saaka yeelanaya kulankoodii ugu horreeyey tan iyo intii ay doorteen Guddoomiyaha cusub.

    Xildhibaanada ayaa kulankooda maanta uga hadli doona Ajandayaal dhowr ah oo uu kamid yahay Ansixinta Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland ee TPEC.

    Kulanka ayaa waxaa Shir guddoominaya Gudoomiyaha cusub ee Golaha Wakiilada Dowladda Puntland Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil.

    Guddiga KMG ah ee e Doorashooyinka Dowladda Puntland (TPEC), ayaa waxaa magaacabay Madaxweyne Deni, iyadoona la filayo in Ansixintooda kaddib ay dardar-geliyaan shaqadooda si sanad cusub gudihiisa ay u qabtaan Doorashooyin Degaan oo qof iyo Cod ah.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.