Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Baarlamaanka Puntland oo guddi u saaray dil ka dhacay Garoowe+Sawirro
    Somalia

    Baarlamaanka Puntland oo guddi u saaray dil ka dhacay Garoowe+Sawirro

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 22, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Dowladda Puntland C/xakiin Maxamed Axmed (Dhoobo-daareed), ayaa guddi ka kooban 9 Xildhibaan u saaray dil habeen kahor ka dhacay Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland, kaas oo sababay Banaan-baxyo rabshado wato oo shalay ka dhacay Garoowe.

    Guddoomiye Dhoobo-daareed ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Odayaasha iyo Ehelada Marxuumka oo ay dileen Ciidanka Boolis, waxaan ugu tacsiyeeyay Geerida Marxuumka, isagoona sidoo kale ugu baaqay Shacabka inay ilaaliyaan Nabad-gelyada, sida uu Bartiisa Facebook ku daabacay Xildhibaan Maxamed Cabdi Xaraf, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada Dowladda Puntland.

    โ€œWaxaa mantay Xarunta golaha Shacabka Puntland yimid odayaasha iyo ehelada Marxuumkii lagu dilay Magaalada Garoowe oo aya ka dhasheen rabshado iyo mudaharaad Bulsho waxaa gudoomiyaha goluhu uga tacsi Yeeyay ehelkii wuxuuna u magacaabay guddi Xildhibaano( 9) xubnood ah waxaana Dadwaynaha la faray inay ilaaliyaan nabad Galyada waxay qayb ka noqon doonan Xildhibaanadu dadaalkii socday si Cabashada Dadweynaha Xal loogu heloโ€ ayuu yiri Xildhibaan Maxamed Cabdi Xaraf, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada Dowladda Puntland.

    Qaar kamid ah Shacabka Magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowladda Puntland ayaa shalay dhigay banaan-baxyo rabshado, kaddib markii Ciidanka Boolisku toogteen Nin shacabka, waxaana socda baaritaano ay wadaan Hayโ€™adaha ammaanka Puntland.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Trump oo meesha ka saaray sharci Somalida macno weyn ulahaa

    November 22, 2025

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo shubtay Puntland

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Trump oo meesha ka saaray sharci Somalida macno weyn ulahaa

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo shubtay Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.