Xeerka Doorashooyinka Qof iyo Cod oo si rasmi ah loogu gudbiyay Baarlamaanka Puntland.
Tani,waxay soo afjaraysaa rajo walba oo lagu geli lahaa doorasho laysa ogol yahay oo ku timaada wada xaajood.
Deni,waa ku adkaystay qorshihiisii Doorasho Qof iyo Cod ah.
Halkan ka daawo muuqaalka

Jibril Qoobey. pic.twitter.com/NB93qbhJQz
— Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) November 14, 2023