Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Baarlamaanka Puntland oo maanta la hor-geynayo Miisaaniyadda 2020-ka
    Somalia

    Baarlamaanka Puntland oo maanta la hor-geynayo Miisaaniyadda 2020-ka

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 19, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xildhibaanada Golaha Wakiilada Dowladda Puntland ayaa maanta kulan ku yeelanaya Xaruntooda Garoowe, iyadoona looga hadli doono Ajandayaal dhowr ah.

    Xildhibaanada ayaa la filaya in maanta la hor-geeyo Miisaaniyadda Dowladda Puntland ee 2020-ka, kaas oo xalayto ay ansixiyeen Golaha Wasiirada Puntland oo kulan aan caadi aheyn yeeshay xalay.

    Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda ayaa hor-dhigaya Baarlamaanka Miisaaniyadda Dowladda ee 2020-ka oo gaareysa USD 346,416,158.99 Milyan, isagoona Golaha ka jeedin doona Khudbad la xariidha Miisaniyadda.

    Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ayaa la filayaa inay soo Akhriyaan Miisaaniyadda, intaas kaddibna ay u yeeraan Wasiirka Maaliyadda, si ay u weydiiyaan Suโ€™aalaha ay ka qabaan Miisaaniyadda, ugu dambeyna codka ay u qaadaan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Trump oo meesha ka saaray sharci Somalida macno weyn ulahaa

    November 22, 2025

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo shubtay Puntland

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Trump oo meesha ka saaray sharci Somalida macno weyn ulahaa

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo shubtay Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.