Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Baarlamaanka Puntland oo saaka codka u qaadaya Guddoomiye Dhoobo-daareed iyo Ciidanka oo la..
    Somalia

    Baarlamaanka Puntland oo saaka codka u qaadaya Guddoomiye Dhoobo-daareed iyo Ciidanka oo la..

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 7, 2019Updated:November 7, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidanka Dowladda Puntland ayaa abaaro 1:00 habeenimo ee xalay si rasmi ah ula wareegay Xarunta Golaha Wakiilada Dowladda Puntland, taas oo fiidnimadii hore ay ka dhacday Is rasaaseyn, kaddib markii ay qabsadeen xarunta maleeshiyo aan u diiwaan-gashaneyn Dowladda, sida uu sheegay Taliyaha Ciidanka Booliska Dowladda Puntland Gen. Muxyadiin Maxamed Muuse “Gacmey”.

    Sidoo kale, Xildhibaan Golaha Wakiilada Dowladda Puntland ayaa loo diray saqdii Dhexe ee xalay inuu jiro kulanka khamiislaha ah ee Golaha oo uu awal fasax galiyay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland C/xakiin Dhoobo-daareed, wallow aan la cadeyn ajandaha Golaha.

    Wararka ayaa sheegaya in kulanka Golaha Wakiilada Puntland ee maanta la hor-geynayo Mooshin ka dhan Guddoomiye Dhoobo-daareed, kaas oo ay saxiixeen 45 Xildhibaan, waxaa gacanta ku haya gudoomiye kuxigeenka baarlamanka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.