Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Baarlamaanka Puntland oo xilka qaadis ku samaynaya Madaxweyne Deni
    Somalia

    Baarlamaanka Puntland oo xilka qaadis ku samaynaya Madaxweyne Deni

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 11, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Fadhiga Baarlamaanka ee Berri waxay ubadan tahay in Xildhibaanadu Labadan Qodob uga xaajoodaan,kuwaasoo kala ah…

    1.In ay ujawaabaan Maxkamada oo ay duraan go’aankeeda,iyagoo ku dhaliilaya in Xubnaha soo saaray aysan Sagaal gaarsiisnayn.

    2.In ay mudooyeen Maalinka ay dhacayso Cod uqaadida Mooshin laga keenayo Madaxweynaha oo xilka looga qaadayo.

    Labadaas Qodob,waxay usamaynayaan bajin ay Madaxweynaha uga raadinayaan dabac ah in uu wax uga ogolaado Xubnaha Gudiga khilaafaadka.

    Waxaa kaloo jira warar sheegaya Laba Qodob oo kala ah…

    1.In ay kala dirayaan Maxkamada.
    2.In ay Madaxweynaha xilka ka qaadaan haday uhelaan Kooramka 44-ah.

    Sidoo kale,waxaa macquul ah in aysan Labadaas Qodob taaban oo ay sii daayaan Lifaaqa Doorashada,soona afjaraan muranka.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.