Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Baarlamaanka Somaliland oo diiday xasaanad ka qaadida Xil.Abiib
    Somalia

    Baarlamaanka Somaliland oo diiday xasaanad ka qaadida Xil.Abiib

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 3, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Golaha Wakiilada Somaliland,ayaa maanta kulan deg deg ah oo ay Hargeysa ku yeesheen ku diiday codsi uu horey ugu gudbiyay Xeer Ilaalinta Somaliland oo ay dowladdu ku dooneysay in xasaanadda looga qaado Xildhibaan Maxamed Abiib.

    Go’aankan Golah Wakiilada,ayaa yimid maalin kadib markii Ciidamada Somaliland ay Garoonka Hargeysa ka qabteen oo ay xireen xildhibaanka.

    57 Mudane oo fadhiga ku sugnaa,ayaa 51 ka mid ah diiday eedaha loo soo jeedinayay Xildhibaan Abiib, Saddex Mudane,ayaa taageeray, halka Laba kale ay ka aamuseen.

    Go’aankan,ayaa meesha ka saaraya dacwadda ka dhanka ah Xildhibaanka ee Baarlamanka hor taalay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.