Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Bahda idilnews oo qayb ka noqotay dadka ka Damqaday Xasuuqii Somalida ee Yemen
    ATTENTION EDITORS - VISUAL COVERAGE OF SCENES OF INJURY OR DEATH A Yemeni police officer stands near the bodies of Somali refugee, killed in attack by a helicopter while travelling in a vessel off Yemen, at the Red Sea port of Hodeidah, Yemen March 17, 2017. REUTERS/Abduljabbar Zeyad TEMPLATE OUT TPX IMAGES OF THE DAY
    Somalia

    Bahda idilnews oo qayb ka noqotay dadka ka Damqaday Xasuuqii Somalida ee Yemen

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 18, 2017No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Mid ka mid ah xaalka Somaliya ee maanta”’

    Nolol maal meedka ayay ka mid noqotay masiibooyinkan oo kale in ay arkaan ama maqlaan Umada Somaliyed maalin walba.

    Somali Dooni la degtay.
    Somali Gaajo iyo Haraad u le’day.
    Somali la xasuuqay.
    Somali Dukaamadoodi la boobay oo lagu dhex gubay.

    Madaxweyne Farmaajo iyo Maamulkiisa eed malahan Badweyn dacdaro ah ayuu soo dhex istaagay meel uu isku qaado ma yaqaan in lagu eedayaa waa wax aan gadmayn.

    Mida kaliya ee la dhihi karo saakay waa ka gaabiyeen ayaa ah in ay ka hadlaan oo diirada kusoo jeediyaan xasuuqa dadkaas,

    In ay calanka hoos u dhigaan aas-qaran u sameeyaan ama meel lagu xasuuusto hadiiba la awoodo iyo in si rasmiya dawlada Yemen iyo sacuudiga looga codsado cadayn iyo faahfaahin cida ka danbaysa xasuuqan.

    Waxaa sidoo kale arintan ka aamuskeeda lagu eedayn karaa Madaxda maamulada dalka iyo siyaaisyiinta hanku uga jiro hogaaminta Daka oo markay noqoto xiliyada kala goosiga aad loo maqlo codadkooda xiliyadan oo kalana aan la arag meel ay jaan iyo cirib dhigeen.

    Bahda warbaahinta idilnews waxay codkooda  ku biirinayaan inta ka damqatay dhibaatadaa aadka u xanuunka badan ee shalay dhacday.

    Waxaan tacsi u diraynaa qoysaskii ay sida gaar ah uga geeriyoodeen Dadkii dhacdadaas ku xasuuqmay iyo waliba kuwii dhaawaca kasoo gaaray.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.