Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Banaanbaxyo looga soo horjeedo Dowlada oo ka socda Kenya
    Somalia

    Banaanbaxyo looga soo horjeedo Dowlada oo ka socda Kenya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 25, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ugu yaraan 8-Qof,ayaa ku dhintay in ka badan 400 oo kalena waa ay ku dhaawacmeen dibadbaxyadii maanta looga soo horjeeday dowladda, sida ay sheegeen kooxaha xuquuqul insaanka.

    Dadka dhaawacmay,waxaa ka mid ah 8-Qof oo ku dhaawacmeen rasaas halka 83 kalena loo gudbiyay daawaynta khaaska ah, ayaa lagu yiri bayaan ay si wada jir ah u soo saareen Ururka Dhakhaatiirta Kenya, Ururka Sharciyaqaanada Kenya iyo Kooxda Shaqada ee Dib-u-habaynta Booliska.

    Saddex ka mid ah Dadka dhaawacmay,ayaa ahaa saraakiil Booliis ah, sida ay sheegeen.

    “Waxaan ku boorrinaynaa kuwa weli waddooyinka ku jira inay is-xakameeyaan si ay uga fogaadaan khasaare kale oo nafeed iyo dhaawac,”Ayey raaciyeen.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.