Madasha Mucaaradku,waxay hordhigtay ganacsatadii waday dhexdhexaadinta Laba Qodob oo kala ah…..
- In Xasan ku dhawaaqo joojinta waxa loogu yeero Dhulka danta guud ee laga rarayo Dadka.
- In dhamaan Dhulalkii horay Dadka looga qaaday dib u eegis lagu sameeyo.
Ganacsatada dhexdhexaadinta waday,waxay codsadeen in la siiyo wakhti ay qodobadaas uga soo dhaadhiciyaan Xasan Shiikh.
Ugu danbayn,waxaa laysla qaatay Todobaad in dib loo dhigo banaanbaxa.