Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Bardaale: Ciidanka Itoobiya oo soo riday diyaarad siday Dad Shacab ah
    Somalia

    Bardaale: Ciidanka Itoobiya oo soo riday diyaarad siday Dad Shacab ah

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 4, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Diyaarad ay leedahay shirkada african express oo waday dad shacab (Rakaab) ayaa lagu riday Magaaladda Bardaale ee gobolka Baay.

    Diyaarada ayaa ka duushay Xamar waxay martay Baydhaba, waxay duulimaadkeedii usii wadatay Magaaladda Bardaale ee gobolka Baay, ugu dambeyn halkaas ayaa lagu duqeeyey. 5qof oo diyaaradda saarnaa aya ku dhinteen

    Ciidanka Itoobiya ee jooga Gobolka Baay aya lagu eedaynaya inay soo rideen diyaaradda .Sakaarisha Itoobiya wali kama aysan hadlin Eedaynta ay usoo jeediyen Masuliyinta diyaarada African Express

    Wixii kasoo kordha kala soco Idil News.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.