Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Bardaale: Wararkii ugu dambeeyay ee xiisad ka taagan diyaaradii lasoo riday
    Somalia

    Bardaale: Wararkii ugu dambeeyay ee xiisad ka taagan diyaaradii lasoo riday

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 6, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wararka ugu danbeeyay ee laga helayo soo rididii diyaarada ee Bardaale waxay xaqiiijinayaan in Ciidanka Itoobiya ay lahaayeen Gantaalka lagu dhuftay.

    Itoobiyaanku waxay ku andoocanayaan in diyaaradu markay soo hoobatay kor ukacday markale,kadibna ay ka shakiyeen in iyaga ay kusoo wajahan tahay sidaana Gantaalka ula gaareen.

    Sidoo kale waxaa jira warar aan xoog badnayn oo sheegaya in NISA ku lug leedahay soo ridida diyaarada.

    Goobjoogayaal kale waxay xaqiijinayaan in diyaaradu markay u holatay dagista ay aragtay Ciidan iyo Tikniko fara badan oo garoonka taagan sidaana ay kor ugu kacday.Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.