Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Beelaha Daarood Ee Gobolka Mudug oo udiray Laascaanood Ciidan iyo Hub door ah
    Somalia

    Beelaha Daarood Ee Gobolka Mudug oo udiray Laascaanood Ciidan iyo Hub door ah

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 24, 2023Updated:February 24, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ku dhawaad 25-Gaadiidka dagaalka ah iyo Ciidan gaaraya 400 oo Askari,ayaa uruqaansaday Laascaanood oo uu ka socdo dagaal udhaxeeya Dadka Shacabka ah iyo Ciidamada Somaliland

    Ciidamadan,ayaa kasoo anba baxay Gaalkacyo xarunta Gobolka Mudug,waana Ciidamo Beeleedyo ay soo abaabuleen Beelaha Daarood ee Gobolkaas ku dhaqan.

    Islaan Bashiir,ayaa si gaar ah iskugu soo dabariday Ciidamadan,isagoo ka jawaab celinaya codsi uga yimid Garaadada reer Sool.

    Ciidamadan oo galabtay ka anba baxay Gaalkacyo,ayaa horudhac u ah Ciidamo kale oo maalmaha soo socda u anba bixi doona Laascaanood.

    Beelaha Daarood ee Gobolka Mudug waxay kaloo ku garab istaageen Shacabka Laascaanood ee isdifaacaya dhaqaale gaaraya ku dhawaad Nus Milyan dolar.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.