Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Beelaha iyo Gobollada ay kasoo jeedaan Wasiirada cusub Ee Puntland
    Somalia

    Beelaha iyo Gobollada ay kasoo jeedaan Wasiirada cusub Ee Puntland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 28, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    1.Wasaaradda Cadaalada iyo Arrimaha Diinta Maxamed Cabdiwahaab Axmed Mudug.R.Bicid yahan.

    2.Wasaaradda Amniga Ibraahima Cartan Xaaji Bakiin Bari.Cali Saleebaan.

    3.Wasaaradda arrimaha Guddaha iyo Dimuqraadiyaynta Cabdi Faarax Juxa. Nugaal Ciise Maxamuud.

    4. Wasaaradda Maaliyada Maxamed Faarax Maxamuud. Mudug.Leelkase.

    5. Wasaaradda Qorshaynta Daa’uud Maxamed Cumar. Sool.Dhulbahante Bah Ararsame.

    6. Wasaaradda Waxbarashada Fu’aad Abshir Adeer. Mudug Cumar Maxamuud.

    7. Wasaaradda Caafimaadka Siciid Jaamac Cali Qoorsheel. Sanaag.Warsangeli.

    8. Wasaaradda Howlaha Guud iyo Gaadiidka Faarax Cawad Jaamac. Sool.Dhulbahante.

    9.Wasaaradda Dekedaha Shaakir Maxamed Guuleed. Sool.Dhulbahante.

    10. Wasaaradda Duulista Hawada Cabdullahi Bile Nuur. Bari.Dishishe.

    11. Wasaaradda Haweenka Maryan Axmed Cali. Sool.Dhulbahante.

    12. Wasaaradda Warfaafinta Maxamud Caydiid Dirir. Sool.Dhulbahante.

    13. Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Axmed Shire Siciid. Bari.Cali Jibraahiil.

    14. Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Cumar Cabdisamad. Mudug.Cumar Maxamuud.

    15. Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Maxamed Cabdiraxmaan Faroole . Nugaal.Ciise Maxamuud.

    16. Wasaaradda Kaluumaysiga Cabdirisaaq Cabdullahi Xagaa. Bari.Sawaakhroon.

    17. Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha bulshada Cabdiraxmaan Axmed Cabdulle. Bari.Ugaar Saleebaan.

    18. Wasaaradda Macdanta iyo Biyaha Liibaan Muuse Boqor. Bari.Cismaan Maxamuud.

    19. Wasaaradda Gargaarka Ubax Cabdirishiid Maxamed Xirsi. Mudug.Leelkase.

    20. Wasaaradda Beeraha Maxamed Cabdiqaadir Saalax. Sanaag.Warsangeli

    21. Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Hodon Siciid Xasan..Sanaag.Warsangeli

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.