Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Beesha Caalamka oo Deni ku cadaadinaysa in uu ka qaybgalo Shirka Madasha
    Somalia

    Beesha Caalamka oo Deni ku cadaadinaysa in uu ka qaybgalo Shirka Madasha

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 16, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    BC waxay xiriir toos ah lasoo samaysay Madaxweyne Deni.

    Arimaha ay kala hadleen,waxaa ugu waa weynaa Hal Qodob oo ah…

    1.In PL ay kusoo laabato Geedi socodka dhismaha Dowladnimada Dalka shuruud la’aan.

    Maraykanka oo ugu cad cadaa Safiirada la hadlay Madaxweyne Deni,waxuu ku yiri….

    “Ma yeelayno Dalkan in Ninba meel ooto,waxaan ka rabnaa daganaan siyaasadeed iyo la dagaallan argagixiso,PL waxay leedahay hadaf la yaqaan oo aysan lahayn DG kale ee ha lumin”.

    Hadalka M.Deni loosoo gudbiyay waa midkii M.Xasan loo sheegay Shalay,waxaana xoguhu tilmaamayaan in Safiiradu la hadleen Deni ka hor intaysan Shalay la kulmin Xasan.

    Marka la qiimeeyo jawiga taagan,PL waa in ay deg-deg usii daysaa in ay diyaar utahay wada xaajood,isla markaana shaacisaa Dooda ay wadato.

    Maaraynta Siyaasadeed ee PL laga rabo waa in aysan iska hor imaan Beesha caalamka oo ay Daaqad furtaa.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.