Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Beesha Caalamka oo Dhabarka ka jabisay qorshihii Xasan Shiikh Ee mudo kororsiga
    Somalia

    Beesha Caalamka oo Dhabarka ka jabisay qorshihii Xasan Shiikh Ee mudo kororsiga

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 21, 2024No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    “International Partners support Somalia on advancing its state building agenda, including the ambition of progressively moving towards one-person, one-vote elections through increasingly inclusive and participatory voting systems. This includes garnering public and political support by developing electoral processes, and a viable timeline for completing them, that are inclusive, widely accepted, achievable, and guarantee national security and stability”

    “Saaxiibada caalamku waxay Somaliya ka taageeraan horumarinta ajandayaasheeda dhismaha Dowladnimo, oo ay ku jiraan in la qabto doorasho heshiiskeeda loo dhanyahay, suuragal noqon karta, dammaanad qaadaysa Amniga iyo xasilloonida Qaranka, si tartiib tartiib ahna loogu guuro hiigsiga doorasho Qof iyo Cod ah.”

    Xasan Shiikh,waxa uu aad ugu olalaynayay JL in BC cadaadis saarto oo ka joojiso Doorashada,taa badalkeeda,isagii,ayay BC ka carqaladaysay qorshihiisii Guud ee Doorasho Qof iyo Cod ah.

    Si cad,ayaa loogu sheegay wax walba in ay ka horeeyaan oo mudnaanta koobaad ay leeyihiin Amniga,Midnimada iyo isla socodka Bulshada Somaliyed.

    Waxaa kaloo loo sheegay hanaanka Doorasho ee Somaliya in la hormariyo in aan la diidanayn,balse loo baahan yahay si tartiib tartiib ah horumarkaas ku yimaado.

    Macnaha hadalka BC,waa wakhtigaagu kuma filna hirgelinta hamigan ee Adigu bilow,Maamulada kaa danbeeyaa hasii wadaan halagu gaaro horumarka Doorasho isfahan,isla ogol iyo isla qaadasho.

    Xasan,darbiga Madaxa si fiican,ayuu ugu soo dhuftay,waxayna xaajadu kusoo ururtay kusoo dhawoow Garowe iyo wada xaajoodka mustaqbalka Wadanka ee lagula leeyahay taladiisa.

    Maanta haduusan ku qancin hadalkan Diblomaasi,waxa uu ku qanci doonaa marka si qaawan loola hadlo oo ixtiraam daro ah.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.