Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Beesha Caalamka oo dhabarka ujeedisay Xasan iyo Dastuurkiisa
    Somalia

    Beesha Caalamka oo dhabarka ujeedisay Xasan iyo Dastuurkiisa

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 31, 2024Updated:March 31, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Fariinta warbixinta BC,ayaa ukala qaybsan Labo qaybood oo kala ah…

    1.Xuquuqda Aadanaha

    2. firiin toos ugu socota Xassan Shiikh iyo Madaxda kale.

    Waddamada Reer Galbeedka,ayaa soo dhaweeyay Qodobadii ay ku khasbeen Xasan Shiikh iyo Guddigiisa dib-u-eegista Dastuurka,kuwaasoo kala ah…

    1. Xaqa Nolosha oo micnaheedu yahay in Qofkii Qof dila aan la dili karin – taas oo ka soo horjeedda Shareecada Islaamka.

    2. ⁠Qoddobka Xoriyadda Diinta oo u qornaa:

    In Diinta keliya ee Dalka lagu fidin karaa ay tahay Diinta Islaamka.

    3. ⁠Qoddobka Qaangaarnimada oo Diinta Islaamku qabto 15-Sano jir.

    BC Qoddobada la laalay ee Shareecada kasoo horjeeda,iyaga,ayaa ka danbeeyay.

    Si guud,waxay Beesha Caalamku sheegtay in isla ogol la helo oo laga sii shaqeeyo dhamaystirka Dastuurka.

    Hadalka BC,wuxuu ka dhigan yahay in aysan soo dhaweyn si buuxda ku falaadida Dastuurka ee Xasan Shiikh.

    Sidoo kale,waxay ka dhigan tahay in aysan ku faraxsanayn sida Xasan udhaqmay balse ay ka Afgobaadsanayaan in ay toos uga hor yimaadaan.

    Muhiimada bogaadinta BC waxay ku kooban tahay oo kaliya xuquuqda aadana,dhanka kale,waxay cadeeyeen in isla ogol laga rabo dhamaan Madaxda Somalida.

    JQ.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.