Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Beesha Caalamka oo hoos udhigtay maqaamka Madaxweyne Deni
    Somalia

    Beesha Caalamka oo hoos udhigtay maqaamka Madaxweyne Deni

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 10, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Beesha Caalamka,waxay hoos udhigtay maqaamka MW Deni,markay xiriir la samaysay Mucaaradka aan Xisbiyada ahayn,waana fariin dagaal Diblomaasiyadeed ah.

    Sidoo kale,Wasiirka Arimaha Gudaha Cabdi Faarax Juxaa hadalkii VOA ee ahaa *Waxaan heshiis lagu ahayn Doorasho laguma galayo),wuxuu ahaa hadal kale oo aan farxad gelin Deni,kana soo dhex yeeray Dowladiisa.

    Fahan la’aanta iyo xiriir yarida Bulshada kala dhaxaysa MW Deni,ayaa ka kaxaysay Dad badan siina gelisay go’doon.

    Waxaa muuqata in Dadku aysan niyad u ahayn hogaaminta Deni 5-Sano oo kale.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.