Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Beesha Caalamka oo ka hor timid heshiiska isfahan Ee dhexmaray SL iyo Itoobiya
    Somalia

    Beesha Caalamka oo ka hor timid heshiiska isfahan Ee dhexmaray SL iyo Itoobiya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 5, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Midowga Yurub iyo UK waxay si cad ugarab istaageen mowqifka Dowlada Fadaraalka Somaliya ee ku aadan heshiiska isfahan ee SL iyo Itoobiya.

    Dowlada Shiinaha,ayaa iyaduna aamusnaan hiil ah ku garab siisay DFS mowqifkeeda.

    Sida hada muuqata BC,waxay hiil umuujisay Midnimada iyo Madaxbanaanida Dhuleed ee Jamhuuriyada Fadaraaliga Somaliya.

    SL waxay ku tahay dhabar jab Diblomaasiyada caalamka ee ka hor timid isfahanka dhexmaray Itoobiya.

    Dadka Siyaasada odorasa,ayaa qaba in SL arinkan ay uga faa’idaysato cadaadis ay saarto DFS wada hadalada usocda in ay miro dhalaan.

    Si gaar ah,waxaa u haboon SL in ay gorgortanto oo wax weyn uga badalato DFS cadaadiskan.

    Jibril Qoobey.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.