Sida ay usheegeen Diblomaasiyiinta shisheeye Shalay Xasan Shiikh cida ay tahay,iyaduna in ay ka taxadarto mudo xileedka dhamaanaya,waa adiga.
15-May ka hor hadaan la gaarin heshiis doorasho,waxaan qaadan doonaa doorkayaga,ayay ku yiraahdeen Diblomaasiyiinta BC.
Si gaar ah Maraykanka iyo Midowga Yurub,ayaa ugu hadal adkaa waliba Midowga Yurub,waxay sheegeen in ay hakinayaan ilaa heshiis doorasho la helayo dhamaan mashaariicda socota ee 100- ka ka badan.
Bil iyo bar,ayaa uga harsan Xasan muda xileedka sharciga ah oo in uu Maalin kusii darsadana aysan kaligii ka go’in.
Laftagareen,waxyaabaha laga bartay,waxaa ka mid ah hadii mudo xileedka Ummaddu isla ogoshahay kaa dhamaado,wax macno ah oo aad leedahay majiraan.
16-ka May hadaan heshiis doorasho la helin Somaliya,waxaa ka jiri doona ilaa Shan Madaxweyne Fadaraal ah iyo Shan Dowladood.
