Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Beesha Caalamka oo si weyn uga walaacsan Doorashada Puntland
    Somalia

    Beesha Caalamka oo si weyn uga walaacsan Doorashada Puntland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 6, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa jiray kulan dhexmaray BC iyo Madaxweyne Deni,kaasoo ka dhacay Nayrobi ka hor inta uusan kasoo tagin ee Adis uusan imaan.

    Kulankaas BC waxay kaga xog waraysatay Laba arimood..

    1.Doorashada Puntland.
    2.Wada shaqaynta Dowlada Dhexe iyo Puntland.

    Ilo xog ogaal ah,waxay ii xaqiijiyeen in ay Safiiradii BC waxba ka fahmi waayeen jawaabihii MW Deni oo ay ka mid ahayd….

    “PL waxba kama jiraan,ha dhagaysanina Dadka yar ee qaylinaya”.

    Su’aalaha la waydiiyay,waxaa ku jirtay…..

    ’30-Qof see ugu dhimatay Garowe hadaysan waxba ka jirin”.

    BC waxay Shalay yeelatay kulan Khadka Intarnedka ah oo lagu go’aamiyay…

    B.In si dhow loola socdo Doorashada Puntland.

    T.In la dhiso Gudi ka kooban BC oo si gaar ah ugu xil saaran xaalka Doorashada Puntland.

    Maraykanka,Midowga Yurub iyo QM,ayay ka kooban tahay BC-ka kulantay xaalka Doorasho ee Puntland.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.