Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Beesha Hawiye iyo Itoobiya oo Nayrobi uga shiraya Badda Somaliland
    Somalia

    Beesha Hawiye iyo Itoobiya oo Nayrobi uga shiraya Badda Somaliland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 8, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waftiga la xajoonaya Itoobiya oo ku sugan Nairobi,ayaa ka kooban Hal reer…

    1- Cali Balcad
    2- Xuseyn Macallin.
    3- Kamaal Guutaale
    4- Cabdiraxmaan Caynte oo Xuseyn Abtigiis ah.

    Marka weftigan la xulayo RW JFS waa joogaa oo Xaafiiskiisa,ayaa laga soo magacaabay.

    Waa mid ka mid ah cadaymaha cad cad ee muujinaya in Booska RW ee matalaada Beesha Daarood xilligan ay haysato uu yahay Magac uyaal la isticmaalayo.

    Somali ma waxay noqotay Beesha Hawiye?

    Masiirka aan ka difaacanayno Itoobiya miyuusan ahayn mid Somaliyed mise waa mid Beel ugaar ah?

    Kulanka Nayrobi ka dhacaya ee ay ahayd in ay isku arkayaan weftiyo Somaliya iyo Itoobiya kala matalaya,waxaa la oran karaa,waa mid isu badalay mid dhexmaraya Itoobiya iyo Beesha Hawiye.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.