Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Beledwayne: 10 Ruux oo geeryooday cudurka shuban biyood (VIDEO)
    Somalia

    Beledwayne: 10 Ruux oo geeryooday cudurka shuban biyood (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 26, 2020Updated:January 26, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Inta la xaqiijiyay 10 ayaa u geeryootay illaa hada Cudurka Shuban biyoodka oo ka dilaacay magaalada Beledweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan iyo Degaanada ku dhow, sida uu sheegay mid kamid dhakhaatiirta Wasaaradda Caafimaadka Maamulka Hirshabelle.

    Sidoo kale, In kabadan 40 ruux oo uu soo ritay cudurka Shuban biyoodka, una badan Carruur, ayaa la dhigay isbitaalka weyn ee magaalada Beledweyne, kuwaas oo laga kala keenay xaafadaha Beledweyne iyo degaanada kale ee ku dhow dhow.

    https://www.youtube.com/watch?v=_Tiluy1cJOs

    Sidoo kale, Dhakhaatiirta Gobalka Hiiraan ayaa sheegay inay diyaariyeen kooxo caafimaad oo ay u dirayaan degaanada ku dhow magaalada beledweyne cudurka shuban-biyoodka uu ka dilaacay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.