Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Bishaar Al-Asad iyo Qoyskiisa,ayaa gaaray Wadanka Ruushka,waxuuna…..
    Somalia

    Bishaar Al-Asad iyo Qoyskiisa,ayaa gaaray Wadanka Ruushka,waxuuna…..

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 8, 2024Updated:December 8, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    TV-ga Chanel 1 ee Ruushka oo soo Xiganaya Masuuliyiinta Madaxtooyada Ruushka,ayaa sheegay In Madaxweynihii Siiriya Bashaar Asad uu soo gaaray Magaalada Moscow .

    Madaxweynaha Xilka laga tuuray waxaa la socda Xaaskiisa iyo Xubno kale oo Qoyskiisa kamid ah .

    Masuuliyiinta Aqalka Kremnlin,ayaa sheegay in ay Madaxweyne Bashaar Asad Siiyeen magangelyo Siyaasadeed oo dhamaystiran .

    Warka ay shaacisay Madaxtooyada Ruushku wuxuu meesha ka saarayaa warar sheegayey in Bishaar uu ku dhintay Shil Diyaaradeed,kadib markii la waayey meel uu jaan iyo cirib dhigay .

    Bashaar Al-Asad,ayaa dhankiisa xaqiijiyay in uu nool yahay waxa uuna yiri…..

    “Waxaan Joogaa Ruushka, Xukunkiina waan wareejiyey. Waxaan kaloo ka laabtay heshiisyadii aan kula jiray Waddamada ay Iran kamid tahay”

    W/D.Abdirisak Juba.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.