Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Booliska Bari oo ka hadlay dhacdo lagu dhaleeceeyay
    Somalia

    Booliska Bari oo ka hadlay dhacdo lagu dhaleeceeyay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 9, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Talyaha Qaybta Booliska Gobolka Bari G/sare Cabdiqaadir Jaamac Dirir,ayaa ka hadlay dhacdo Gabar ku saabsan oo lagu eedeeyay in Boisku musuqmaasuqay.

    “Kiiskaas siduu ahaa waa laga bedelay, mana jirto wax kufsi ah Wiilka iyo Gabadhuna waxay ahaayeen dad is jecel oo isla baxay. Gabadha iyo wiilka anaga waraysanay kiiskan oo Galmo ah waxaan cadayntooda isla gaynayaa Maxkamada haduu dhilaysi yahay iyo haduu kufsi yahayba”Ayuu yiri Talye Cabdiqaadir J.Dirir.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Booliska Puntland qaybtiisa Bari si hufan,xirfad leh ku fadhida shuruucda iyo baaris casriyaysan ayay ugaleen dacwada Gabadha baraha Bulshada la keenay.

    Sidoo kale xog dhamaystiran ayay Boolisku nala wadaageen,waana ku bogaadinaynaa.

    JQ. pic.twitter.com/AeuYiVccmR

    — Jibril Qoobey (@jibril_qoobey) March 9, 2024

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.