Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Booliska Hong Kong toogtay dad dibad-baxayaal ah.
    Somalia

    Booliska Hong Kong toogtay dad dibad-baxayaal ah.

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 11, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Booliska Hong Kong ayaa rasaaseeyay dibad baxayaal isku
    baxay, waxaana jira khasaaro ka dhashay.

    Warar laga helayo xarumaha caafimaadka ayaa sheegaya in dhaawacyada 3 ruux oo ay rasaas ku dhacday la geeyay.

    Goob joogayaal ayaa sheegay in askari boolis ah uu rasaas ku riday dhawr qof oo isku dayday inay xoog ku jiirto jidgooyo ay ciidamadu sameysteen.

    Xaafadaha qaar Hong Kong ciidamada ayaa gaaska dadka ka ilmeysiiya u adeegsanaya dibadbaxayaal rabshado sameynayay.

    Al Jazeera English✔@AJEnglish

    Hong Kong police opened fire at protesters – and it was captured live on Facebook.

    Embedded video

    1,62411:46 AM – Nov 11, 2019Twitter Ads info and privacy2,070 people are talking about this

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.