Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Booliska Mudug oo ka hor istaagay in ay baxsadaan Raggii dilay Dhakhtarka
    Somalia

    Booliska Mudug oo ka hor istaagay in ay baxsadaan Raggii dilay Dhakhtarka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 14, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Booliska Mudug,waxay ku guulaysteen in ay ogaadaan in aysan bixin Nimankii Dhakhtarka dilay oo ay ku jiraan gudaha Magaalada Gaalkacyo.

    Sidoo kale,waxay ku guulaysteen in ay ogaadaan Guriga ay ku jiraan oo ay isku wareejiyeen,balse Odoyaal Beeshooda ah,ayaa codsaday in ay ugalaan oo si nabad ah kusoo wareejiyaan,waxaana la siiyay ugu danbayn ilaa Berri foog.

    Nimanka dilay Dhakhtarka way usuuroobi wayday in ay baxaan,sababtoo ah,waxaa si Deg-deg ah uhawlgalay Booliska…

    1.Waxaa la xiray dhamaan Wadooyinka baxa.
    2.Waxaa lala hawlgalay Booliska DDSI.
    3.Waxaa lala hawlgalay Booliska Galmudug.

    Shaqo fiican ayay qabteen Booliska iyo Maamulka Gobolka,waxaana la rajaynayaa in hawlgalkan guul kusoo dhamaado dhawaan.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.