Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Boosaaso: Ciidanka Amniga Puntland oo Qarax miino kasoo saaray Wadada Imaam-nawawi
    Somalia

    Boosaaso: Ciidanka Amniga Puntland oo Qarax miino kasoo saaray Wadada Imaam-nawawi

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 11, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidamada Ammaanka Dowladda Puntland ayaa Wadada Imaam-nawawi ee Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland kasoo saareen Qarax Miino oo lagu aasay.

    Qaraxan Miino oo ahaa mid weyn, ayaa loogu tala-galay in lagu waxyeeleeyo Shacabka isticmaala Wadada Imaam-nawawi oo ah mid aad u mashquul badan.

    Sidoo kale, Ciidamada ammaanka Puntland ayaa wada hawlgal balaaran oo lagu baadi-goobayo cidii aastay Qaraxan, ayaa hadda ka socda Xaafadaha Magaalada Boosaaso oo dhan ah.

    Ma jirto cid loo qabtay qaraxaas ilaa iyo hada, waxaana wararku intaas ku darayaan in Ciidanku ay bartilmaameedsanayaan Goobo gaar ah.

    Wixii kasoo kordha kala soco Idil News.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.