Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Boqor Burhaan Boqor Muuse oo lagu soo dhaweeyay Dalka Cummaan (Sawirro)
    Somalia

    Boqor Burhaan Boqor Muuse oo lagu soo dhaweeyay Dalka Cummaan (Sawirro)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 20, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Boqor Burhaan Boqor Muuse iyo wafti uu hoggaaminayo,ayaa maanta gaaray magaalada Masqad ee Caasimada Dalka Cumaan.

    Boqorka iyo waftigiisa oo soo dhaweyn maqaamkeedu sareeyo loo sameeyay,ayaa kadib loo gudbiyey mid ka mid Qasriyada Saldanada Dawladda Cumaan oo loosii diyaariyay.

    Boqorka,ayaa la kulmi doona sida qorshuhu yahay Suldaanka cusub iyo Ra’isalwasaaraha Dalkaas.

    Sidoo kale Boqor Burhaan waxuu kulan balaaran la qaadan doonaa Jaaliyada Somalida ee dalka Cumaan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.