Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Xukuumada Puntland,ayaa fulisay xukunkii dilka ahaa ee Ragii Caa’isho Ilyaas kufsaday. Goor dhawayd,ayaa la fuliyay toogashadaas oo ka dhacday Magaalada Bosaso. La soco wararkayaga danbe.