Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Bosaso:-Ugaaska Beesha Cali Xijiijle oo maanta lagu caleema saaray Magaalada Bosaso
    Somalia

    Bosaso:-Ugaaska Beesha Cali Xijiijle oo maanta lagu caleema saaray Magaalada Bosaso

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 12, 2017Updated:March 12, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ugaaska guud ee Beesha Cali Xijiijle ee Maxamed Harti ayaa Saakay oo ay tariikhadu tahay 12.3.2017 waxaa lagu Caleemo saaray Magaalada Bosaso.

    Ugaaska Beesha Cali Xijiijle ee saakay la caleemo saaray ayaa ku yimi Baahi ka timi dhinaca dhaqanka Beesha iyo guud ahaan beelaha kale ee Deegaanka.

    Caleemasaarakan ayaa ka dhacay Hotel Gacayte Bosaso,iyadoo ay ka soo qayab galeen Xeer beegti iyo marti sharaf fara badan oo ay ka mid ahaayeen  nabadoono, isimo, siyaasiyiin, waxgarad, dhalinyaro,haween, aqoonyahano, culimo’udiin, xubno ka tirsan golaha wasiirada Puntland, saraakiil, xildhibaanada golaha deegaanka degmada Bosaso iyo marti sharaf kale oo aad u badan.

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.