Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Burcad-badeed qafaalatay shaqaale saarnaa Markab laga lee yahay Norway
    Somalia

    Burcad-badeed qafaalatay shaqaale saarnaa Markab laga lee yahay Norway

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 4, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Koox burcad badeed ah ayaa qafaashay 9 ruux oo saarnaa markab wata calanka dalka Norway meel u dhaw xeebaha dalka Benin ee galbeedka qaaradda Afrika ku yaala.

    Mas’uuliyiin u hadlay shirkadda markabkaan iska leh oo la yiraahdo JJ Ugland ayaa sheegay in koox hubeysnaa oo watay doonyo dheereeya ay weerareen markabkooda oo ku dhawaa dekeda magaalada Kotunuu ee dalka Benin.

    Wararku waxay sheegayaan in kooxda burcad badeeda ah ay la degeen 9 qof oo ahaa shaqaaalihii markabka

    Markabka shaqaalaha laga qafaashay oo magaciisa la yiraahdo MV Bonita ayaa siday shixnad walxo beeraha lagu bacrimiyo ah.

    Shirkadda markabka iska leh willi ma ay shaacin wadamada ay u dhasheen shaqaalahooda la afduubtay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.