Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Burkina faso: 20 Ruux oo lagu dilay weerar
    Somalia

    Burkina faso: 20 Ruux oo lagu dilay weerar

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 3, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    In kabadan 20 ruux oo shacab ah ayaa lasheegay in ay ku dhinteen weerar ka dhacay waqooyi galbeed dalka Burkino Faso.

    Weerar oo ka dhacay xaafada Bani oo u dhaw caasimada dalkaasi, ayaa la sheegay inay soo qaadeen koox aanan haybtooda lagaraneenin oo sitay mootooyin.

    Weerarkan waxa uu imaanaya todobaad uun kadib, markii 39 ruux ay ku dhinteen weerar ay koox mintidiin ah ka gaysteen suuq ku yaalo magaalada Silgadji.

    Bilihii ugu danbeeyay Gobolka Saaxil ayaa waxaa kusoo badanaayay weerarada ay kooxaha jihaadiyiinta ay ka geesanayaan dalalka ku yaalo gobolka.

    Dowladda Faransiiska oo ay gobolka ka joogaan in kabadan 5,000 oo askari ayaa sheegtay in 600 oo askari oo dheeraad ah ay u dirayaan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.