Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Burkina Faso: Ciidanka oo baadi goobaya koox xalay dishay Xildhibaan katirsanaa Baarlamaanka Dalkaas
    Somalia

    Burkina Faso: Ciidanka oo baadi goobaya koox xalay dishay Xildhibaan katirsanaa Baarlamaanka Dalkaas

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 5, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dawlada Burkina Faso ayaa ciidamadii ugu badnaa geystay gobolka Saaxil oo koox hubeysan ay xalay ku dileen xildhibaan ka tirsanaa baarlamaanka dalkaas.

    Wasaaradda arrimaha gudaha ayaa sheegtay in ciidamadu bilaabeen baarayaan cidda ka dambeysay dilka xildhibaanka oo ka dhacay wadada xiriirisa magaalada laga soo doorto Dijobo iyo caasimada dalkaas ee Woogaduuga.

    Ciidamada ayaa baaraya gaadiidka wadada maraya waxaana ay suโ€™aalo weydiinayaan dadka degan magaalada weerarku ka dhacay.

    Xildhibaanka la dilay oo lagu magacaabi jiray Cumaaru Diko ayaa u socday caasimada dalkaas waxaana goob joogayaal sheegeen in kooxdii dilka geysatay ay baxsatay markii ay xildhibaanka toogteen.

    Ma jirto cid sheegatay masโ€™uuliyadda weerarka xildhibaanka baarlamaanka Burkina Faso lagu dilay oo ah kii ugu horeeyay ee dalkaas ka dhaca.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Trump oo meesha ka saaray sharci Somalida macno weyn ulahaa

    November 22, 2025

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo shubtay Puntland

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Trump oo meesha ka saaray sharci Somalida macno weyn ulahaa

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo shubtay Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.