Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Burundi oo iska diiday kasii mid ahaanshaha hawlgalka Midowga Afrika
    Somalia

    Burundi oo iska diiday kasii mid ahaanshaha hawlgalka Midowga Afrika

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 28, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Burundi,waa iska nacday kasii mid ahaanshaha hawlgalka lagu sheego Nabad Ilaalinta ee Dhaqaalaha lagu lunsado ee Bartamaha iyo Koonfurta Somaliya.

    Burundi,waxay taagan tahay Cadad Ciidan oo Dhaqaale nooga soo bixi karo nasiiya hadii kale,waa ka baxaynaa hawlgalka.

    Waxa ugu weyn ee Wadamada ku jira hawlgalkan ay udoorteen in ay Qayb uga noqdaan,waa Dhaqaale samayn.

    20-kun oo Askari oo hawlgalka Midowga Afrika ah oo 20-Sano soo waday Nabad ilaalin laguma gaarin guul ka weyn ilaalinta Madaxda iyo Xarumaha Hay’adaha Fadaraaliga ah ee Muqdisha fadhiya.

    Nasiibdaro,waxaa ah in 20-Sano kadib lagu guulaysan waayay in laga maarmo Ciidankaas oo lagala wareego Amniga.

    Sidoo kale 20-Sano kadib,waxaa loo baahday hawlgal cusub iyo Wadamo cusub oo Nabad ilaalin sii sameeya.

    Sida muuqata B&K Somaliya 20-ka Sano ee soo socota,waa looga baahan yahay Ciidamada Midowga Afrika ee reer Galbeedku maalgaliyaan,sababtoo ah mahan Dhul looga diyaarsan yahay Maamul iyo kala danbayn.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.