Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Buundada Garoowe oo dhisme cusub lagu soo kordhiyay (Daawo Sawirro)
    Somalia

    Buundada Garoowe oo dhisme cusub lagu soo kordhiyay (Daawo Sawirro)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 31, 2019Updated:August 31, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladda Hoose ee Degmada Garoowe ee Caasimadda Puntland, ayaa saaka bilowday dhameystirka qeybo ka banaanaa Buundada Garoowe, kaas oo walaac ku hayay Bulshada ku dhaqan Caasimadda.

    Dhismaha ay saaka bilowday Dowladda Hoose ee Caasimadda, ayaa ahaa qeybo ka banaanaa tiirarka saree e ku yaalla Buundada, waxaana dhowaanahan socday saameynta Shubabka, oo loo naqshadeynayo qaabka hore ee inta kale loo waxeeyay.

    Duqa Caasimadda Puntland Axmed Siciid Muuse (Barre), ayaa bartiisa Faceboo kusoo qoray โ€œSaaka Waxaynu bilownay Buuxinta Goobihi ay ka banaaneyd Buundada Caasimada, waxaana u mahadcelin shirkadda dhismaha ee Albashid Construction Company – ACC oo Shaqadan si iskaa wax u qabso ah u fulineysaโ€

    โ€œHadeynu is kaashanno hubaal wax badan ayaan wada jir u qaban karnaa kaasi oo noqda mid loo aayoโ€ ayuu intaas ku daray Duqa Degmada Garoowe ee Caasimadda Dowladda Puntland

    Dhameystirka Dhismaha qeybaha ka banaan Buundada Garoowe, ayaa qeyb ka ah olale balaaran oo ay hormuud u tahay Dowladda Hoose ee Caasimadda, kaas oo la doonayo in dib u dayactir lagu sameeyo Guud ahaan Buundada weyn ee Caasimadda oo sanado badan aan dayactir buuxa helin.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Trump oo Somalida markale ku hor bahdilay caalamka

    November 22, 2025

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Trump oo Somalida markale ku hor bahdilay caalamka

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.