Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Bixinta Musharaadka iyo Dowlada Deni hogaaminayo
    Somalia

    Faallo:-Bixinta Musharaadka iyo Dowlada Deni hogaaminayo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 21, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowlada Deni waa mida kaliya ee kor uqaaday Mushaharaadka Shaqaalaha,isla markaana bixisay 95% xaqooda intay xilka haysay.

    Kordhinta Mushaharaadka?

    1.Ciidamada $70 loo raray $243.
    2.Agaasime Waaxeed $130 loo raray $340.
    3.Agaasime Guud $350 loo raray $800.
    4.Wasiir $1000 loo raray $3000.
    5.Xildhibaan $1500 loo raray $2500.

    4-Sano iyo 9-Bilood oo aan laga bixin Mushahaar 4-Bilood waa dadaal weyn oo la muujiyay oo aysan jirin Dowlad horay usamaysay.

    Waxaa xusid mudan in Shaqaalaha Dowlada Puntland Rayid iyo Ciidan ay caga-cagaynayaan ku dhawaad 16000-Qof oo kala ah..

    B.8000 oo Ciidan Mushaariya iyo 2-kun oo Raashin kaliya qaadata.

    T.5400 oo Shaqaale Rayid ah.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.