Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»C.C.Warsame oo tala ka siiyay Dowlada Somaliya damaca Itoobiya Ee Badda
    Somalia

    C.C.Warsame oo tala ka siiyay Dowlada Somaliya damaca Itoobiya Ee Badda

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 27, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Itoobiya wadda kasta ayey u maraysaa in ay xaqiijiso hadafkeeda helitaanka Bad.

    Waxaan ku celinayaa Itoobiya Qof iyo Qabiil dirac nagama celin karo ee Qaran Dirac ah,ayaa naga dhicin kara.

    Hoggaanka Dowlada waa in uu aragtidii iyo dhaqankii hore wax ka beddelaa, garaystaana in aan maanta ugu baahi badanahay….

    1- Midnimo iyo Wadajir dhinacna la iska dhigo khilaafka, xafiiltanka iyo rag iska dhicinta.

    2- In Dadka Qaranka u adeegaya lagu xulo karti iyo hawlkarnimo,meeshana laga saaro hebel qancinta,kooxaysiga iyo Qof jeclaysiga.

    Xigasho:-C.C.Warsame.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.