Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dawlada Puntland ayaa Cabdirisaaq Mohamed Cartan u magacaabay Madaxa xog ururinta iyo maaraynta xogta Caafimaadka ee Wasaarada Caafimaadka Puntland.