Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Cabdiraxmaan Cirro oo qaabilay Fahiima Quuje
    Somalia

    Cabdiraxmaan Cirro oo qaabilay Fahiima Quuje

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 22, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Cirro ayaa ku qaabilay Madaxtooyada Hargeysa siyaasiyad Fahiima Yuusuf Quuje, oo kamid ah haldoorka Sool Bari, dhowaana dib ugu laabatay caasimadda Somaliland ee Hargeysa, kaddib markii ay ka quusatay maamulka uu Xassan Shiikh ka sameeyay Laascaanood.

    Madaxweyne Cirro ayaa uga mahadceliyay Fahiima Quuje ku soo noqoshada Somaliland.

    “Madaxweynaha Somaliland waxa uu si gaar ah ugu mahad naqay Siyaasiyad Fahiima Yusuf Quuje, isaga oo uga mahad naqay ku soo noqoshada dalkeeda iyo sida ay ugu soo hiratay ciiddeeda iyo calankeeda, taasoo wax ka tari karta gogosha nabadda iyo walaalaynta bulshada Somaliland ee bariga Gobolka Sool” ayaa lagu yiri qoraal uu baahiyay Madaxtooyada Somaliland.

    Cirro ayaa sheegay in tan iyo markii loo dhaariyay hoggaaminta Somaliland, uu ka shaqeeynayay ilaalinta nabadda, xasilloonida iyo walaalaynta shacabka Somaliland, min bari ilaa galbeed, isaga oo carrabka ku adkeeyey in wixii khilaaf iyo xurguf ah ee jira lagu xalliyo wada-hadal, is-afgarad iyo walaalnimo waarta.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    October 14, 2026

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    October 13, 2026

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”

    October 12, 2026
    Latest Posts

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”

    RIYADH: Xuutiyiinta oo gantaalo ku dilay dad Sacuudiga u tagay Cumro

    Nin Dil iyo dhaawac ka geystay Suuqa Garoowe oo gacanta lagu dhigay

    SANAAG: Puntland oo go’aano Amni kasoo saartay Badhan, kaddib baaqii Suldaan Siciid

    Sagal Cabdi-Wali oo loo doortay Xildhibaan kamid ah Baarlamaanka UK

    Gollaha Wasiirada Puntland oo 3 arrimood ka wada-hadlay

    XOG: Xassan Shiikh oo diyaariyay weerar ka dhan ah Shariif iyo Kheyre

    Itoobiya oo ku eedeeysay Xassan Shiikh ‘in uu khiyaamay’










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.