Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Cabdisalaam Salwe oo xilkii xoghayaha joogatada Xaafiiska RW laga qaaday
    Somalia

    Cabdisalaam Salwe oo xilkii xoghayaha joogatada Xaafiiska RW laga qaaday

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 3, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link
    Raysal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyrye ayaa xilkii ka qaaday xoghayihii joogtada ahaa ee xafiiska raysal wasaaraha Soomaaliya Cabdisalaam Salwe.
     
    Cabdisalaam Salwe oo sanadkii tagay bartamihiisii loo magacaabay xilkan ayaa hadda lagu badalay Maxamed Keynaan oo horey uga mid ahaa guddigii heer federaal ee hirgalinta doorashooyinka dadban ee Soomaaliya, wuxuuna ahaa  afhayeenkii guddiga doorashada.
     
    Salwe ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook  ku sheegay inuu soo dhoweynayo xil ka qaadista lagu sameeyay, isagoo u hambalyeeyay masuulka lagu badalay.
     
    Waxaa kale oo uu u mahad celiyay Raysal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid, oo xilkaas u magacaabay iyo cid kasta oo ay soo wada shaqeeyeen.
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.