Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Cajaa’ibka Dhaqanka ” Tukaha. | Kufsiga !
    Somalia

    Cajaa’ibka Dhaqanka ” Tukaha. | Kufsiga !

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 2, 2019No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Tukuhu Waa Mid Kamida Baallalayda Ugu Caqliga Badan Ee Alle Abuuray,
    Siday Daraasaduhu Sheegeen Waxay Leeyihiin Laba-Jibaar Maskaxda Baallaleyda Kale, Waana Xayawaankii Aadanaha Baray Aaska’ Runtii Marka Aad Ogaato Hab-nololeedkiisa Waxa Uu Aad Ushabahaa Noolaha Aadamaha.

    Tukuhu Waxa Uu Leeyahay Maxakamado Iyo Xeer Ciqaabeedyo Uu Ku Dabaqo Noloshiisa’ Si Ay Ugu Noolaadan Nolol Xasilan Oo Aan Lahayn Xad-Gudub Iyo Xiisad. Waana Xikmad Iyo Iyo Fitir Rabbaaniya Oo Alle U Abuuray.

    * Tukayaashu Waxay Isu Guursadaan Sida Aadanaha’Oo Waxay Isugu Yimaadaan Munaasibad Kulmisa Labada Ehel’ Waxaanu Aadamaha Kaga Wanaagsan Yihiin Tukaha Lab Waxa Uu Guursadaa Mid Keliya Oo Dhedig Weligii Mid Kale Lama Guursado Hadii Xaaskiisu Ka Geeriyooto Dabadeed Ma Guursado’ Keliya Waxa Uu Ku Noolaadaa Xasuusihii Xaaskiisii Hore’.

    * Keliya Tukaha Lab Waxa Uu Mar Labaad Guursadaa Marka Xaaskiisu Beed-Dhali Weydo (Ubad)

    * Waxaa Waajib Ku Ah’ Tukaha Lab Marka Uu Guursado Inuu Tuurta U Rito Waajibaadka Maalinlaha Ah’ Ee Quudkeeda Sugida Ammaankeeda Ag-Joogeeda Iyo Baahiyaadkeeda Asaasiga Ahba’ Ee Xaaskiisa.

    * Tukaha Dhedig Waxay Ku Qaan-Gaadhaa 3-Sanadood Halka Tukaha Lab Uu Ku Qaan-Gaadho 4-Sanadood.

    * Hadii Mid Kamid Tukayaasha Lab Uu Kufsado Tukaha Dhedig Ama Xoogo’ Waxaa Lagu Xukumayaa Tukahaa Dil’ Waxaana La Keenayaa Goob Ay Isugu Yimaadeen Ehelada Labada Dhinacba’ Waxaana Dilkaa Fuliya Tukayaal Loo Xil Saaray Arinkaa.

    * Hadii Xaaska La Qabo Ee Tukuhu Ay Samayso Gogol-Dhaaf Waxaa Lagu Fuliyaa Xukun Dila Oo Goob-Joog Loo Yahay.

    * Tukuhu Hadii Uu Ku Kaco Fal Ah ‘ Inuu Guri Ka Dumiyo Mid Kale Oo Uu Ku Xad-Gudbo Xukunkiisa Waa Inuu Dib U Dhiso Guri Cusub Si Deg-Dega.

    * Hadii Kooda Weyni Uu Cunto Si Xooga Kaga Qaado Kuwooda Yar-Yar Waxaa Lagu Xukumaa In Raxan Tukayaali Baalaha Ka Rifaan Si Uu Duulimaadku Ugu Adkaafo Oo Dhibaatada Uu U Dareemo.

    * Hadii Uu Geeriyoodo Mid Kamid Tukuyaashu Waxaa Isu Yimaada Sida Aadamaha Dhammaan Ehelada Tukahaas Dhintay Iyadoo Tacsi Loo Dhigo Isla Markaana La Aaso Oo Aaskiisa Ay Kasoo Qayb Galaan Dhamaan Eheladiisu.

    Bye Greenford.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    𝗪𝗮𝗳𝘁𝗶 𝘂𝘂 𝗵𝗼𝗴𝗴𝗮𝗮𝗺𝗶𝗻𝗮𝘆𝗼 𝗪𝗮𝘀𝗶𝗶𝗿 𝗝𝘂𝘅𝗮 𝗼𝗼 𝗴𝗮𝗮𝗿𝗮𝘆 𝗗𝗵𝗮a𝗱𝗮𝗮𝗿

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.